![](https://asalyouth.org/media/2023/09/341852933_196104299864335_4237103643427253613_n-600x1000.jpg)
Hayadda Asal ayaa tar-tan u soo xidhay dugsiyada hoose ee Axmed-Dhagax iyo 31 MAY
Haayada wadaniga ah ee ASAL ayaa u soo gaba-gabaysay tartan aqooneed ay u qabatay dugsiyada hoose/dhexe ee degmooyinka Axmed-dhagax iyo 31 May ee magaalada Hargeysa, taas oo munaasabad ... Read More